Tafsiirka Suuratul Baqarah Aayadaha 142–153 | Casharka 15aad | Sheekh Cabduqaadir Cadde
Zaadka Muslimka
0:00 / 0:00
Tafsiirka Suuratul Baqarah Aayadaha 142–153 | Casharka 15aad | Sheekh Cabduqaadir Cadde
16 просмотров · 2 дня назад
Zaadka Muslimka
36 подписчиков
16 просмотров · 2 дня назад
Tafsiirka Qur’aanka Kariimka – Casharka 15aad
Casharkan waxaan ku soo gudbinaynaa tafsiirka Suuratul Baqarah, Aayadaha 142 ilaa 153.
Sheekh: Cabduqaadir Cadde
Kitaabka: Tafsiirka Qur’aanka Kariimka
Suuradda: Al-Baqarah
Aayadaha: 142–153
Casharka: 15aad
Casharkan wuxuu ka mid yahay taxanaha Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, waxaana si tartiib ah loogu faaqidayaa macnaha iyo fahamka aayadaha Qur’aanka Kariimka.
Haddii aad ka faa’iidaysatay casharkan:
Like saar
Subscribe saar kanaalka زاد المسلم — Zaadka Muslimka
La wadaag dadka kale si ay iyaguna uga faa’iidaystaan.
زاد المسلم — Zaadka Muslimka
Casharro Diini ah iyo Tafsiirka Qur’aanka Kariimka.