Tafsiirka Suuratul Baqarah Aayadaha 126–141 | Casharka 14aad | Sheekh Cabduqaadir Cadde
Zaadka Muslimka
0:00 / 0:00
Tafsiirka Suuratul Baqarah Aayadaha 126–141 | Casharka 14aad | Sheekh Cabduqaadir Cadde
89 просмотров · 4 дня назад
Zaadka Muslimka
36 подписчиков
89 просмотров · 4 дня назад
Tafsiirka Qur’aanka Kariimka – Casharka 14aad
Casharkan waxaan ku soo gudbinaynaa tafsiirka Suuratul Baqarah, Aayadaha 126 ilaa 141.
Sheekh: Cabduqaadir Cadde
Kitaabka: Tafsiirka Qur’aanka Kariimka
Suuradda: Al-Baqarah
Aayadaha:126–141
Casharka: 14aad
Casharkan wuxuu ka mid yahay taxanaha Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, waxaana si tartiib ah loogu faaqidayaa macnaha iyo fahamka aayadaha Qur’aanka Kariimka.
Haddii aad ka faa’iidaysatay casharkan:
Like saar
Subscribe saar kanaalka زاد المسلم — Zaadka Muslimka
La wadaag dadka kale si ay iyaguna uga faa’iidaystaan.
زاد المسلم — Zaadka Muslimka
Casharro Diini ah iyo Tafsiirka Qur’aanka Kariimka.