Перейти к содержимому

Windows 11 Af-Soomaali Barasho Guud | Waxyaabaha Muhiimka ah ee Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato

Layli Skills

0:00 / 0:00

Windows 11 Af-Soomaali Barasho Guud | Waxyaabaha Muhiimka ah ee Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato

1 092 просмотра · 12 дней назад
Layli Skills
2,96 тыс. подписчиков
1 092 просмотра · 12 дней назад
Basic Computer Course Af-Soomaali | Baro Computer 👇 Riix link-ga hoose 👇    • Basic Computer Course Af-Soomaali | Baro C...   Shan Arimood oo Computer Kasta Lagu Sameeyo Af-Soomaali 👇 Riix link-ga hoose 👇    • Shan Arimood oo Computer Kasta Lagu Sameey...   Ku soo dhawoow Barashada Windows 11 Af-Soomaali, oo loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan isticmaalka kombiyuutarka iyo Windows 11. Koorsadan waxaad ku baran doontaa sida loo isticmaalo Windows 11, loo maamulo faylasha iyo folderska, loona fahmo dejimaha muhiimka ah ee kombiyuutarka. Waxaan casharrada kuugu sharxi doonaa Af-Soomaali fudud si aad si sahlan. Waxyaabaha aad koorsadan ku baran doonto: Windows 11: Waa maxay Windows 11, maxaase loo isticmaalaa? Taskbar: Sida loo isticmaalo Taskbar-ka, loona muujiyo ama loo qariyo astaamaha ku jira. Windows Update: Sida loo hubiyo loona fahmo cusboonaysiinta Windows 11. Windows Account: Fahamka akoonka Windows iyo sida uu uga caawiyo isticmaalka kombiyuutarka. Local Disk C iyo D: Fahamka qaybaha kaydinta kombiyuutarka iyo sida loo isticmaalo. Create Files and Folders: Sida loo abuuro faylal iyo galal cusub. Delete Files and Folders: Sida loo tirtiro faylasha iyo galalka aan loo baahnayn. Yaa loogu talagalay koorsadan? Koorsadan waxay ku habboon tahay ardayda, macallimiinta, shaqaalaha xafiisyada iyo qof kasta oo doonaya inuu horumariyo xirfaddiisa isticmaalka kombiyuutarka. Bilow maanta barashada Windows 11 Af-Soomaali, kuna dhis aqoon aasaasi ah oo kaa caawinaysa inaad kombiyuutarkaaga si kalsooni leh u isticmaasho. Fadlan Subscribe saar kanaalka Layli Skills si aad ula socoto casharro kale oo tiknoolajiyadeed oo Af-Soomaali ah. Social links Facebook:   / layli.skill   Youtube:    / @layliskills   Web : https://layliskills.com/