Перейти к содержимому

4 sifo oo Allah xiriirkiisa caqabad ku ah

Salim Omer

0:00 / 0:00

4 sifo oo Allah xiriirkiisa caqabad ku ah

27 448 просмотров · 2 месяца назад
Salim Omer
86,9 тыс. подписчиков
27 448 просмотров · 2 месяца назад
Fadlan Qoraalka dhamaantiis si dagan u akhriso 1: Ka faaideyso Tababarada aan qabto: Bishan 9aad 2026 waxaan qabanaya tababar la xiriira " Joojinta raali alinta dadka: daawo muqaalkan si aad uga so qayb gasho    • Tababarka Joojinta raaligalinta bina adamka   2: Dhamaan koorsoyinka aan bixiyo waa 100% Bilaash (Allah Dartii) Fadlan Booqo website kan si aad u ogaato sababta aan bilaash uga dhigey https://www.salimomer.com/free 3: Hadii aad suaalo qabto sida: sidee isku diwan galiya? Sidee wadada gaarka uga faideysata? sidee casharada ugu faaideysata? dhamaan suaalaha aad qabi karto muqaalo ayaan kaso sameeyey fadlan si dagan u daawo muuqaldan    • Hagida ardeyda koorsoyinka iska diwangalin...   4: fadlan Ku biir Telegram keyga si aad ula socoto wixii Akhbar ah https://t.me/Salimomer2026 5: Si aad ula socoto ardeyda kula midka ah ama xiriir ula yeelato fadlan ku biir Dicord Community geena   / discord