Перейти к содержимому

Sanad walba maxay samaysa Kaluumaysatadu .? | Puntland 🇸🇴

Abdalla Qaanuuni

0:00 / 0:00

Sanad walba maxay samaysa Kaluumaysatadu .? | Puntland 🇸🇴

4 227 просмотров · 1 день назад
Abdalla Qaanuuni
14,8 тыс. подписчиков
4 227 просмотров · 1 день назад
Isu diyaarinta Bad-furanka Baarmadowe waa xilli ay kalluumaysatadu muddo sugayeen, ganacsataduna ay isu diyaarinayaan. Laakiin maxaa ka socda xeebahan hodanka ku ah khayraadka badda Soomaaliya? Muuqaalkan documentary-ga ah waxaan ku soo bandhigaynaa quruxda Baarmadowe, diyaar-garowga kalluumaysatada, dayactirka doomaha iyo shabaagaha, shirkadaha iibsada kaambaha iyo doorka ganacsatada deegaanka. Daawo ilaa dhammaadka si aad wax badan uga ogaato nolosha kalluumaysatada iyo dhaqaalaha ku xeeran bad-furanka. Haddii aad jeceshahay documentary-yada ka hadla taariikhda, dhaqanka, ganacsiga iyo quruxda Soomaaliya, fadlan muuqaalkan LIKE saar, nala wadaag aragtidaada, kanaalka SUBSCRIBE saar si aad ula socoto safarradeenna xiga Muqaalka. muqaalka xigana waaa Bad furanka iyo sida Looga Shaqaysto #Baarmadowe #Badfuranka #Kalluumaysiga #Soomaaliya #Documentary