Sabaha irsaaqada lagu helo furaha irsaaqada Sheekh Saalax Mucallim
QISO Kaabe
0:00 / 0:00
Sabaha irsaaqada lagu helo furaha irsaaqada Sheekh Saalax Mucallim
799 просмотров · 3 дня назад
QISO Kaabe
855 подписчиков
799 просмотров · 3 дня назад
Sababaha Lagu Helo Irsaaqada 💰🤲
Irsaaqadu waa nimco Alle SWT bixiyo, waxaana jira sababo badan oo qofku ku kasban karo barako iyo nolol wanaagsan. Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa furayaasha iyo sababaha lagu helo irsaaqada, sida tawakkulka Alle, istighfaarka, ducada, salaadda, sadaqada, xiriirka qaraabada iyo dadaalka xalaasha ah.
/ @qisokaabe
🤲 Alle ha inoo waasiciyo irsaaqada xalaasha ah, hana inoo barakeeyo waxa uu ina siiyo.
/ @qisokaabe
📌 Haddii aad ka faa’iidaysatay muuqaalka, Like 👍, Subscribe 🔔 iyo Share 📲 samee si ay dadka kale uga faa’iidaystaan.
/ @qisokaabe
#Irsaaqo #Rizqi #Ducada #Istighfaar #Sadaqo #Nolosha #Diinta / @qisokaabe