Перейти к содержимому

🔥🔥Qisooyin Cajiib Ah oo qalbiga tabanaya Iyo Dardaaran Qiimo Badan | Sheekh Saalax Mucallim

QISO Kaabe

0:00 / 0:00

🔥🔥Qisooyin Cajiib Ah oo qalbiga tabanaya Iyo Dardaaran Qiimo Badan | Sheekh Saalax Mucallim

470 просмотров · 13 дней назад
QISO Kaabe
883 подписчика
470 просмотров · 13 дней назад
Dardaaran Qiimo Badan Oo Noloshaada Wax Ka Bedeli Kara | Sheekh Saalax Mucallim | Qisooyin Cajiib Ah Muuqaalkan waxaad ku dhageysan doontaa dardaaran qiimo badan, waanooyin qalbiga taabanaya iyo qisooyin cajiib ah oo xambaarsan casharro muhiim u ah nolosha qof kasta. Sheekh Saalax Mucallim wuxuu kaga hadlayaa arrimo muhiim ah oo qofka ku dhiirrigelinaya inuu naftiisa hagaajiyo, Alle u dhowaado, wanaagga ku dadaalo, kana faa’iidaysto waqtigiisa iyo fursadaha nolosha. Dhageyso ilaa dhammaadka, waxaana rajeynayaa inaad ka faa’iidaysato dardaarankan qiimaha badan. Haddii aad ka heshay muuqaalka: Like saar, Subscribe garee kanaalka, kana sii share garee dadka kale. #SheekhSaalaxMucallim #DardaaranQiimoBadan #QisooyinCajiibAh #Waano #Nolosha #Qisooyin #Somali #QisoKabe