Xaqiiqda Lagaa Qariyay Ee Lacagta: Sidee Hanti Loo Sameeyaa.
HANAQAAD
0:00 / 0:00
Xaqiiqda Lagaa Qariyay Ee Lacagta: Sidee Hanti Loo Sameeyaa.
4 216 просмотров · 5 лет назад
HANAQAAD
534 подписчика
4 216 просмотров · 5 лет назад
Waxaa jirta xaqiiqo aan laguu sheegin ee lacagta - Isle'eg sax ah taaso kuu ogolaan doonta inaad dhisto hanti.
Waa isle'eg taasi oo ay adag tahay in lagugu baro iskuulka/jaamacadda, waxaana baadi goobi kaliya kuwa raba inay noqdaan maalqabeeno.
Video-gan waxaanu ku eegi doonaa isle'egtaasi waxa ay tahay.
Instagram: / hanaqaad10
Facebook: https://www.facebook.com/Hanaqaad12/?...
00:00 - Gogol-dhig
03:04 - Part 1: Beenaha Lagaa Dherjiyay
05:38 - Part 2: Xaqiiqda Lacagta iyo Hantida
08:36 - Part 3: Dhibaato U Qalanta In La xaliyo
09:47 - Part 4: Abaalmarinta
10:39 - Gabo-gabo