Dhiigbaxa Marinka Cuntada-Gastrointestinal Hemorrhage
Dr Abdinor Mohamed
0:00 / 0:00
Dhiigbaxa Marinka Cuntada-Gastrointestinal Hemorrhage
535 просмотров · 2 недели назад
Dr Abdinor Mohamed
550 подписчиков
535 просмотров · 2 недели назад
Dhiiga ka yimaada afka ama malawadku waa runtii arrin halis ah oo ka yimaada inta badan cudurradha ku dhaca marinka cuntada iyo xubnaha la xiriira.
Sababta ay doonto ha ku timaaddee waxaa lagama maarmaan ah in qofku uusan sahashan haddii uu isku arko dhiig uu hunqaacay (matagay), saxada ka yimi iyo saxarada oo madoobaatey.
Waxaan rajeynayaa in wixii su'aal ah ama macluumaad ah aad iigu soo gudbin kartaa telefoonnada iyo qaybta farriimaha (Comments) ee muuqaalkan.
Mahadsanidin
Telephone: 061 574 6060
WhatsApp: 061 554 9870
#hematemesis #melena #gastrointestinalhealth