Dhibaatooyinka Beerka ka soo gaara cudurka sokorta iyo Insuliinta oon shaqayn (Insulin Resistance)
Dr Abdinor Mohamed
0:00 / 0:00
Dhibaatooyinka Beerka ka soo gaara cudurka sokorta iyo Insuliinta oon shaqayn (Insulin Resistance)
232 просмотра · 8 дней назад
Dr Abdinor Mohamed
550 подписчиков
232 просмотра · 8 дней назад
ASC
Beer subaggu ama dufanka beerka lagu arkaa waa xaalad caafimaad oo inta badan lagu arko ugu yaraan 30% dadka waaweyn, waxaana inta badan keena labo sababood.
1.Tan koowaad waddamada dadkoodu ay khamriga cabbaan waa lagu arkaa.
2. Dadka qaba cudurka sokorta ama jirkooda subaggu ku badan yahay ama cayillan.
Haddaba waxaan halkan uga hadli doonaa dhibaatooyinka beerka uga yimaada marka subaggu uu ku bato gudaha oo uu unugyadiisa wax yeelo iyo dowrka cudurka sokortu ku leeyahay iyo sida ay ku timaaddaba.
Waxaan rajeynayaa in wixii su'aal ah ama macluumaad ah aad iigu soo gudbin kartaa telefoonnada iyo qaybta farriimaha (Comments) ee muuqaalkan.
Mahadsanidin
Telephone: 061 574 6060
WhatsApp: 061 554 9870
#fattyliver #metabolichealth