Перейти к содержимому

Sidee hal gabar u hirgelisay mashruucan? 😮 "How One Woman Built a Big Farm?

Dirshe Show

0:00 / 0:00

Sidee hal gabar u hirgelisay mashruucan? 😮 "How One Woman Built a Big Farm?

60 291 просмотр · 1 месяц назад
Dirshe Show
27 тыс. подписчиков
60 291 просмотр · 1 месяц назад
Barnaamijkan waxaan diiradda ku saaraynaa soo gudbinta gabar karti leh oo hirgalisay mashruuc ka kooban xoolo iyo beero, inta badan gabdhuhu uma badna ganacsiga nuucan ah, hadii ay galaana guul weyn kama keenaan, balse Faadumo Sheekh waxay sheekadeedu leedahay xiiso gooni ah. Waa Hooyo, waa maamule mashruuc ganacsi iyo macalin gabdhaha wax bara, intaas oo hawl ah iyada ayaa xiriiriye u ah oo subax walba u taagan, waxaan ka diyaarinay barnaamijyo badan, kani waa qaybta 1-aad ENGLISH This program highlights the inspiring story of a talented woman who successfully established a large-scale project combining livestock farming and agriculture. Women are not often involved in this type of business, and even when they do, achieving major success can be challenging. But Faadumo Sheikh’s story is truly unique and inspiring. She is a mother, a business project manager, and a teacher who empowers and educates other women. She takes on all these responsibilities and starts every morning ready to make it all work. We have prepared several episodes about her journey, and this is Part One.