Перейти к содержимому

My Monday Morning Routine as a Mom of 2 | Somali Vlog | Nolosha Qurbaha

Raaya Millar

0:00 / 0:00

My Monday Morning Routine as a Mom of 2 | Somali Vlog | Nolosha Qurbaha

3 035 просмотров · 2 мес. назад
Raaya Millar
562 подписчика
3 035 просмотров · 2 мес. назад
Ku soo dhawaada vlog cusub 🤍 Maanta waxaan idinla wadaagayaa routine-kayga Isniinta anigoo ah hooyo laba gabdhood ah. Waxaan idinla qaadanayaa subaxdayda — nadaafadda guriga, cunto karinta, carruurta iyo nolol maalmeedka hooyo ahaan. Vlog-kan wuxuu ku baxayaa Af-Soomaali, waxaana idinla wadaagayaa qayb yar oo ka mid ah nolosha qurbaha iyo maalmahayga caadiga ah. Haddii aad ku cusub tahay channel-kayga, soo dhawoow 🤍 Subscribe saar oo ila soco vlogs-ka, motherhood, cooking, cleaning & everyday life. Mahadsanid inaad daawatay. 🤍 #SomaliVlog #NoloshaQurbaha #MomOf2 #MondayRoutine #SomaliMom #MelbourneMum