Awaleh - Live On Stage IsMooG + Lyrics
Maxamed Harguees 🍀*🔴
0:00 / 0:00
Awaleh - Live On Stage IsMooG + Lyrics
77 529 просмотров · 18 лет назад
Maxamed Harguees 🍀*🔴
3,38 тыс. подписчиков
77 529 просмотров · 18 лет назад
Wanna Save ur Marriege listen this song
Ushiyo markaan amarkaba
Dhamaan heey kugu idheen
Kali eynigaa kaa ishaartayee
Bal maxaad ibtilo la abaabushoo
irdho kuugu wacan
Anoon kugu gafin ololkiyo
Maxaa keenay afxumada
Hadii aan ismoog kaa aarsan lahaa
Aayaha dambiyo rajaan eegayaa
Eed waxaad fashayna
Ubadkaan dhalnaan ku ilaawayaa
Raganimo Illaah ani ii dhashaan
Kuugu arxamaa
Ujeediyo siduu uurkeygu rabo
Alla waa ogyee
Aadmigo marnaba ma abaari karo
Qofba aragtidii hadii loo akhriyo
waa ayaan daree
Aqoon gaabni iyo kaskaagoo irmaan
Ayaad ahee ku ambatee
Hadii aan ismoog kaa aarsan lahaa
Aayaha dambiyo rajaan eegayaa
Eed waxaad fashayna
Ubadkaan dhalnaan ku ilaawayaa
Raganimo Illaah ani ii dhashaan
Kuugu arxamaa