Перейти к содержимому

SHAASH SAARKA GABADHEYDII MANDEK ❤️ | Hees Amaan

Abwaan Maye Kolombos

0:00 / 0:00

SHAASH SAARKA GABADHEYDII MANDEK ❤️ | Hees Amaan

3 451 просмотр · 11 дней назад
Abwaan Maye Kolombos
6,75 тыс. подписчиков
3 451 просмотр · 11 дней назад
Heestan waa hees Somali Xamari ah oo amaan iyo jacayl xambaarsan, waxaana si gaar ah loogu sameeyay gabadheyda qaaliga ah Mandek, munaasabadda Shaash saarka arooskeeda. ❤️ Heestan waxaa ku jira amaan, jacayl, duco iyo dardaaran, 🎤 Fannaanka: Canab Cawo ✍️ Ereyada: Abdullahi Mohamed Maye (Kolombos) ❤️ Heesta: Shaash Sarka Gabadheydii Mandek 🎶 Nooca: Hees Amaan & Xamari ah Heestani waa hadiyad gaar ah oo aabbe uu u sameeyay gabadhiisa maalinteeda farxadda leh. 💍👰‍♀️❤️ 🎵 Ma rabtaa hees adiga kuu gaar ah? Haddii aad u baahan tahay hees Amaan, Duco, Dardaaran ama Jacayl oo si gaar ah adiga ama qof aad jeceshahay loogu sameeyo, fadlan la xiriir Abwaan Maye Kolombos. ✍️🎶❤️ 📩 Abwaan Maye Kolombos Waxaan kuu sameyn karnaa hees kuu gaar ah oo xusuus iyo qiimo gaar ah leh. 👍 Like saar 💬 Faallo reeb 🔔 Subscribe saar 📤 La wadaag asxaabtaada #GabadheydiiMandek #Mandek #Kolombos #HusseinAliWinkey #HeesSomali #HeesXamari #HeesAmaan #AroosSomali #SomaliMusic #AbwaanMayeKolombos Abdullah Mohamed Maye (Kolombos) – Abwaan & Laxamiiste | Somali Songwriter & Lyricist Abdullah Mohamed Maye, oo loo yaqaan Kolombos, waa Abwaan iyo Laxamiiste Soomaaliyeed. Wuxuu curiyaa oo qoraa heeso ka hadlaya jacaylka, nolosha, dhaqanka iyo dareenka bulshada Soomaaliyeed. Kanaalkan waxaad ka heli doontaan heesihiisa, suugaantiisa iyo hal abuurkiisa. Hadafkeennu waa in aan ilaalino oo aan la wadaagno suugaanta iyo heesaha uu curiyo. hadaad u baahan tahay in aan kuu sameeyo heeso Amaan, Duco, Jaceyl, Dardaaran fadlan igala soo xiriir lambarka hoose ku soran +252615177325 Abdullah Mohamed Maye, known as Kolombos, is a Somali poet, songwriter and lyricist. He writes and creates songs inspired by love, life, Somali culture and the feelings of the Somali people. On this channel, you will discover his original songs, poetry and creative work. Our goal is to preserve and share his artistic work and Somali musical heritage. #kolombos #abwaankolombos #heesdardaaran #abwanawmaye