Перейти к содержимому

Dadka Macaanka Qaba ma Loo ogol yahay Malabka

Dr Abdikarim D Hassan

0:00 / 0:00

Dadka Macaanka Qaba ma Loo ogol yahay Malabka

1 573 просмотра · 4 недели назад
Dr Abdikarim D Hassan
9,1 тыс. подписчиков
1 573 просмотра · 4 недели назад
Barnaamijkan waxa uu ka hadlayaa sida qofka Macaanka la nool uu u qaadan karo Malabka oo sonkortiisu badan tahay. Waxyaabaha uu sharaxayo waxa ka mid ha malabku muxuu ka samaysan yahay? Intee in leeg oo sonkor ah ayaa ku jirta? Goorma ku haboon oo qofka Macaanka qabaa isticmaali karaa? Goorma ayay tahay in aad ka taxadarto? Cuntooyinka noocee ah ayaa lagu dari karaa? iyo Su'aalo kale oo dadka lanool xanuunka Macaanku inta badan is waydiiyaan. Dr Abdikarim waa dhakhtar ku takhasusay hormoonada jidhka sida Macaanka, Tayroodhka, Caafimaadka lafaha iyo Hormoonada taranka waxa kuu xarun ku leeyahay Magaalada hargaysa.