Qaybtii 3aad Sheekada Safarkii Wal Walka ee Doobilihii Qurbaha oga Soo Noqday Arimaha Yaabka Leh
ALI DHAANTO и Sadam Abdi Xarrago
0:00 / 0:00
Qaybtii 3aad Sheekada Safarkii Wal Walka ee Doobilihii Qurbaha oga Soo Noqday Arimaha Yaabka Leh
446 790 просмотров · 11 месяцев назад
ALI DHAANTO и Sadam Abdi Xarrago
446 790 просмотров · 11 месяцев назад
(Qaybta 3 aad)
Qaybtan sadaxaad ee Safarkii Wal Walka waxay ina geynaysaa safarkii ugu halista badnaa ee ninkii yaraa uu ku raadinayey nolol ka wanaagsan. Waxaa uu wajahaya:
Safarada khatarta badan ee Sudan iyo Libya, meelaha uu halis kasta ka filan karo.
Badda Talyaaniga, halkaas oo geesinimadiisu imtixaan weyn ku jirto.
Dhammaan caqabadahan waxay u horseedayaan gaadhista Norway, halkaas oo riyadiisu bilaabanayso. Qisadan dhabaha ah waxay ka hadlaysaa geesinimo, adkaysi, iyo rajada qof kasta oo riyo leh.
Hashtags:
#SafarkiiWalWalka #Geesinimo #Qaxooti #Riyooyin #DhaantoStories #Survival #Inspiration • ALI DHAANTO CALI DHAANTO DHAANTO CUSUB TIM...
• DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PA...
For all inquiries, email Alidhaanto571@gmail.com