Перейти к содержимому

Aroos baadiye ka dhacay Degaanka Dalsan ee Gobalka Nugaal

Eglami Media

0:00 / 0:00

Aroos baadiye ka dhacay Degaanka Dalsan ee Gobalka Nugaal

2 550 просмотров · 1 год назад
Eglami Media
6,85 тыс. подписчиков
2 550 просмотров · 1 год назад
𝐀𝐫𝐨𝐨𝐬 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞 :- Daawo Aroos dhaqameed Qurux badan oo Xalay ka dhacay degaanka Dalsan Kalabayr ee 𝐆𝐨𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐍𝐮𝐠𝐚𝐚𝐥 Halkaas oo ay ku Aqal galeen Laamanaha Iscalmaday Waa Caruus Abshir Jamac Cumar iyo Marwadiisa Xaliimo C/hodan Farax Juggul ayaa Kulmiyay Bulshooyinka Degaanadda Birta dheer , Reemanti , Jalam , Hayaanle ,iyo Buurtinle . Aroos dhaqameedkan oo ah Mid Cajiiba oo si wayn Loo Qaban qaabiyay Ayaa Lagu soo bandhigay Murtida Qaybaheeda kala duwan . Halkaam ka daawo Arooska oo dhamaystiran oo ay idin soo gudbinayso 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐠𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚 oo ah Soo nooleeyaha hiddaha iyo Dhaqanka Bulshadda Soomaliyeed . #Aroosbaadiye #Aroosdhaqameed #Aroosdhaqan #Baadiye #GobalkaNugaal