Cilmi iyo Cod #41 | Abdikadir Abdullahi Mo'allim Ahmed | Police Practices & Detainee Rights
Somali Researchers Association
0:00 / 0:00
Cilmi iyo Cod #41 | Abdikadir Abdullahi Mo'allim Ahmed | Police Practices & Detainee Rights
96 просмотров · 6 дн. назад
Somali Researchers Association
709 подписчиков
96 просмотров · 6 дн. назад
Cilmi iyo Cod Podcast – Episode #41
Marti: Abdikadir Abdullahi Mo'allim Ahmed
Host: Dr. Shafie Sharif Mohamed
Maqaalka: “The Impact of Police Practices on the Rights of Detainees in Custody in Mogadishu, Somalia”
Daawo Qaybta oo Dhammaystiran – Cilmi iyo Cod Podcast | Episode
Qaybta 41-aad ee barnaamijka Cilmi iyo Cod, waxaan ku martigelinnay cilmi-baare Abdikadir Abdullahi Mo’allim Ahmed, oo daabacay maqaal cilmiyeed cinwaankiisu yahay:
The Impact of Police Practices on the Rights of Detainees in Custody in Mogadishu, Somalia.
Daraasaddu waxay diiradda saaraysaa hab-dhaqanka booliska iyo saameynta uu ku leeyahay xuquuqda dadka lagu hayo xarumaha booliska ee Muqdisho.
Daawo wareysiga oo dhammaystiran!
🎧 Dhammaan episodes-ka: https://www.sra.so/sra-podcast/
Proudly sponsored by Hormuud Telecom.
#CilmiIyoCod #SomaliResearch #SRA #HormuudSupportsResearch