Перейти к содержимому

HADAFKA Nolosha Hadu Kaa lumo adoo daalan baad tageysaa | Sheekh Mustafe #sheekhmustafe‪@Raadcilmi‬​

RAAD CILMI

0:00 / 0:00

HADAFKA Nolosha Hadu Kaa lumo adoo daalan baad tageysaa | Sheekh Mustafe #sheekhmustafe‪@Raadcilmi‬​

765 просмотров · 8 дней назад
RAAD CILMI
72 подписчика
765 просмотров · 8 дней назад
Muuqaalkan waxaad ka heli doontaa cashar muhiim ah oo wax badan ka beddeli doona noloshaada, kana caawin kara inaad si qoto dheer uga fikirto naftaada, noloshaada iyo mustaqbalkaaga. 🎙️Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun: waa caalim Soomaaliyeed oo caan ku ah cilmiga, xikmadda, iyo wacyigelinta bulshada. Codkiisa iyo duruustiisu waxay xambaarsan yihiin aqoon, qoto-dheeri iyo faham diineed. 🎯Hadafka @RAADCILMI waa inaan soo bandhigno oo si casri ah, nadiif ah, tayo sarena leh u soo gudbinno duruustiisa iyo waxbaristiisa, si ay aqoonta iyo waanadiisu u gaarto bulshada Soomaaliyeed iyo dhammaan dadka ka faa'iidaysanaya. Ha illoobin inaad la wadaagto muuqaalkan walalahaaga si ay uga faa’iidaystaan #RAADCILMI #raadcilmi #sheekhmustafe #sheekhsaalax #sheekhdirir #sheekhumal #guusha #sheekhxuseencali #sheekhcabdirashiidcali #sheekhmustafexaajiismaciil #muxaadarosomali #muxaadaro #muxaadarooyin #qisooyin #qiso #nolosha #istighfar #tasbiixda #ducada #muxaadarocusub #Qisooyin #SheekhMustafe2027 #dhiirigalin #Guusha #qiso #nolosha #dhiirigelin #waano #wacdi #sheekhmustafe