Ma Introvert mise Social anxiety? |
Sadio vibes
0:00 / 0:00
Ma Introvert mise Social anxiety? |
12 530 просмотров · 7 мес. назад
Sadio vibes
12,9 тыс. подписчиков
12 530 просмотров · 7 мес. назад
Dad badan ayaa isku khalda introversion iyo social anxiety, laakiin isku mid ma aha.
Introversion waa dabeecad qofeed qofku wuxuu jecel yahay kalinimada iyo meelaha deggan.
Social anxiety waa cabsi waxay keentaa wadne garaac, walwal, iyo ka fogaanshaha dadka.
Muuqaalkan waxaan si fudud kuugu sharaxayaa farqiga u dhexeeya si aad naftaada si fiican u fahanto.
Adigu kee tahay: introvert, social anxiety, mise labadaba?
#Introversion #SocialAnxiety #IsFaham #MentalHealth #DioJourney