Qiso: Ninkaan dhan kasta oo nolosha ah ciriiri ayaa uga dhacay balse wuu Astaqfaarsaday | Qalbihooyo
Abwaanad Qalbi Hooyo
0:00 / 0:00
Qiso: Ninkaan dhan kasta oo nolosha ah ciriiri ayaa uga dhacay balse wuu Astaqfaarsaday | Qalbihooyo
3 995 просмотров · 2 мес. назад
Abwaanad Qalbi Hooyo
11,3 тыс. подписчиков
3 995 просмотров · 2 мес. назад
Waa Qiso dhaba oo qalbiga taabanaysa waa Fadliga astaqfaarta iyo saamaynta danbiga.
Ninkaan muddo dheer wuxuu la daalaa-dhacayay murugo, xanuun iyo lacag la’aan, isla markaana dembiyo ayuu ku dhex jiray silic iyo saxariir buu dareemay illaa uu damcay Inuu is dilo Oo naftaba is dhaafiyo balse ugu dambayn ilaahay wuxuu waafajiyey awoodda Astaqfaarta. Markii uu Alle si dhab ah ugu noqday oo uu bilaabay inuu badiyo Astaqfaarta noloshiisu si weyn ayay isu beddeshay Wuxuuna dareemay Wixii uu
Muddo dheer raadinayey.
Alle wuu u gargaaray, dhibtiina faraj ayuu uga furay arinka cajiibka ah waa: In ninkaas Maanta uu noqday qof dadka caawiya, kuna dhiirrigeliya Astaqfaarta iyo inay mar walba Alle u soo noqdaan.
Qisadan waxay ku xusuusinaysaa in raxmadda Alle aan laga quusan, xaalad kasta oo aad ku jirtona uu Alle Kelli beddeli karo.
Muuqaalka oo dhamaystiran ka daawo kanaalkeena, Insha Allah cashar noloshaada badala ayaad ka helaysaa. Fadlan ku soo biir kanaalka Abwaanad Qalbi Hooyo, subscribe saar, muuqaalka la wadaag dadka aad jeceshahay, kana dhiibo fikirkaaga Mahadsanid.