Перейти к содержимому

Qiso: Gabar dhibaato badan ku noolayd illaa yaraanteedi maxaa dhacay markay biloowday Astaqfaarta?

Abwaanad Qalbi Hooyo

0:00 / 0:00

Qiso: Gabar dhibaato badan ku noolayd illaa yaraanteedi maxaa dhacay markay biloowday Astaqfaarta?

3 339 просмотров · 3 мес. назад
Abwaanad Qalbi Hooyo
11,3 тыс. подписчиков
3 339 просмотров · 3 мес. назад
FADLIGA ASTAQFAARTA Haddii aad ku jirtid dhibaatooyin qoys muuqaalkaan Adigaa Iska leh Rabbi hakugu anfaco Aamiin. Qisadaan waa mid naxdin iyo farxad ku saabsan gabadhaan waxay ku barbaartay murugo, qaylo, eray iyo buuq joogto ah Sidoo kale habaryarteed iyo caruurteedi ayaa xumeeyey waxbarashadii waa laga reebay tiraba dhawr jeer wiilal habaryarteed dhashay ayaa handaday Allaa ka badbaadiyaye maalintii danbe jidka toosan iyo tawfiiqda ayuu Rabbi ku aadiyey si lama filaan ahna waxay u biloowday dikriga Astaqfaarta laga bilaabo maalintaas nolosheedi waxay isku badashay farxad iyo ixtiraam waxbarashadiina waa lagu celiyey Alxamdullilah. Marka arin nagu dhaco aan u cararno Alle xagiisa runtii Dikrigu waa faraj, farxad iyo fudayd wax kastoo aad u baahantahayna Waad helaysaa Oo raali ahaanshaha Alle ugu horeeyo Insha Allah. Mudane/Marwo Subscribe noo saar kanaalkeena Abwaanad Qalbi Hooyo, Like garee muuqaalka, Comment-gaaga Faalada hoose noogu reeb lana sii wadaag dadka aad jeceshahay, iyo kuwa ka cabanaya dhibaatooyinkaas si fariintaan kheyrka badan ay uga faa’iidaystaan Mahadsanid.