Xaaskayda 23 sana aan qabay ayaa iga raacday will 30 sana jir ah
Suleiman Bukhari
0:00 / 0:00
Xaaskayda 23 sana aan qabay ayaa iga raacday will 30 sana jir ah
299 просмотров · 3 мес. назад
Suleiman Bukhari
18,6 тыс. подписчиков
299 просмотров · 3 мес. назад
#Subscribe #Share #Comment #Like
/ @suleimanbukhari2024 =1
Xaaskayda oo aan qabay 23-sana ayaa iga raacday wiil GYM dhigta oo murqa waa wayn.
Adiga maxaad samayni lahayd ?
Youtube-kaan waxaan kuugu soo gudbiinaaya arimaha soomaalida, siyaasada , waxbarashada, iyo wareysiya xiisa badan.
Sheekooyin xiisa badan oo leh casharada muhiim ah laga barta ayaad ka heli doontaa Youtube-kayga.
Waxaan wareystaa dadka magaca iyo taariikhda ku dhex leh bulshadeena oo horumarka ka agaray noloshooda, si sheekooyinkooda looga faaidaysta.
Waxaan ahay wariye arimaha siyaasada kenya ku xeeldheer, sanada fara badana kusoo dhex jiray.
Waxaan ku takhasusay arimaha warbaahinta iyo xiriirka dadwaynaha ( Public Relations).