Geriatrc Health: Dhiigkarka dadka da'doodu weynaatey iyo khatartiisa (Elderly hypertension)
Dr Abdinor Mohamed
0:00 / 0:00
Geriatrc Health: Dhiigkarka dadka da'doodu weynaatey iyo khatartiisa (Elderly hypertension)
82 просмотра · 8 дней назад
Dr Abdinor Mohamed
555 подписчиков
82 просмотра · 8 дней назад
ASC
Dhiigkarku cudur ahaan kuma kala duwana dadka da'doodu weynaatey iyo kuwa dhallin yarada ah rag iyo dumarba, hase yeeshee waxaa jira xaalado u gaar ah dadka da'doodu weyn tahay oo ay tahay in laga taxaddaro marka ay qabaan cudurka dhiigkarka.
Sidoo kale waxaan uga hadli doonaa waxyaabaha lagama maarmaanka ah oo ay tahay in la ogaado si looga hortago khataraha ku iman kara qofka waayeelka ah.
Waxaan rajeynayaa in wixii su'aal ah ama macluumaad ah aad iigu soo gudbin kartaa telefoonnada iyo qaybta farriimaha (Comments) ee muuqaalkan.
Mahadsanidin
Telephone: 061 574 6060
WhatsApp: 061 554 9870
#hypertension #hypertensionmanagement #heartattack