Muxaadaro Qiima Badan Fahamka Saxda ah ee Jihaadka | Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
saxiix media
0:00 / 0:00
Muxaadaro Qiima Badan Fahamka Saxda ah ee Jihaadka | Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
83 просмотра · 18 часов назад
saxiix media
32 тыс. подписчиков
83 просмотра · 18 часов назад
Muxaadaro qiimo badan oo uu soo jeedinayo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil, taas oo ka hadlaysa **fahamka saxda ah ee jihaadka Islaamka, macnihiisa, fadligiisa iyo kaalinta uu ku leeyahay dawladnimada.
Darsigan wuxuu iftiiminayaa muhiimadda ay leedahay in jihaadka loo fahmo si waafaqsan Qur’aanka Kariimka ah iyo Sunnada Nabiga ﷺ, iyadoo la tixgelinayo shuruudihiisa iyo ujeeddooyinka shareecada Islaamka.
📌 Daawo muxaadarada, ka faa’iidayso cilmigeeda, lana wadaag dadka kale si uu khayrku u faafo.
👍 Like, Share 🔔 Subscribe
Faafi Khayrka, Ku Noolow Xaqa