Quraanka iyo SayniskaAuthor Sh Mustafe X Ismaac
saxiix media
0:00 / 0:00
Quraanka iyo SayniskaAuthor Sh Mustafe X Ismaac
71 просмотр · 3 недели назад
saxiix media
32 тыс. подписчиков
71 просмотр · 3 недели назад
Quraanka iyo Sayniska | Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
Muxaadaradan qiimaha badan, Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil wuxuu kaga hadlayaa xiriirka u dhexeeya Quraanka Kariimka ah iyo Sayniska, isagoo iftiiminaya sida Quraanku uga hadlay arrimo ku saabsan abuurista iyo caalamka.
🎙️ Dhagayso muxaadaradan, ka faa’iidayso, lana wadaag dadka kale.
🤲 Alle ha inoo kordhiyo fahamka Quraanka iyo iimaanka. Aamiin.
subcribe, like and share