Fadliga iyo Wanaagga Majaaliska Xuska Alle (Majālis Adh-Dhikr) | Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
saxiix media
0:00 / 0:00
Fadliga iyo Wanaagga Majaaliska Xuska Alle (Majālis Adh-Dhikr) | Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil
143 просмотра · 8 дней назад
saxiix media
32 тыс. подписчиков
143 просмотра · 8 дней назад
Muxaadaradan qiimaha badan ee Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil wuxuu kaga hadlayaa fadliga iyo wanaagga majaaliska xuska Alle, ajarka ku jira, iyo naxariista Alle ee ay helaan dadka ku kulma xuskiisa.
🎙️ Daawo, ka faa’iidayso, lana wadaag dadka kale si khayrku u faafo.
👍 Like saar, Subscribe-garee channel-ka, una Share-garee walaalaha Muslimiinta.
Faafi Khayrka, Ku Noolow Xaqa.