Перейти к содержимому

Xuduudka Afrika Ugu Musuq Maasuq Badan — Lacag Bixi ama Dib u Laabo (Ghana 🇬🇭Iyo Togo 🇹🇬)

Geenyada Madow

0:00 / 0:00

Xuduudka Afrika Ugu Musuq Maasuq Badan — Lacag Bixi ama Dib u Laabo (Ghana 🇬🇭Iyo Togo 🇹🇬)

30 516 просмотров · 4 месяца назад
Geenyada Madow
48 тыс. подписчиков
30 516 просмотров · 4 месяца назад
#Geenyadamadow #somali Markaan ka baxay Ghana oo aan u socday Togo, waxba ma filaynin in khibraddan ay sidan u adkaan doonto. Xuduudka waxa ka dhacay waxyaabo aanan filaynin, lacag la iga dalbanayo, hadal la’aan, iyo xaalad jahawareer leh. Safarkeyga mar walba ma aha inaan kaliya muujiyo meelaha quruxda badan, balse sidoo kale inaan idinla wadaago xaqiiqda waxa ka dhacaya meelaha aan tago. Tani waa mid ka mid ah waayo-aragnimadii iiga adkayd safarkeyga. Dhamaadka, inkastoo wax walba ay adkaayeen, waxaan helay meel deggan oo qurux badan oo Togo ah… taasna waan idin tusayaa. Mahadsanidiin taageeradiina mar walba