Перейти к содержимому

Episode 1 “GEEDKA BEEYADA & WADADA ISHA UFEYN 🌿 DHUL QANI AH 🇸🇴”

Garaad Sahan

0:00 / 0:00

Episode 1 “GEEDKA BEEYADA & WADADA ISHA UFEYN 🌿 DHUL QANI AH 🇸🇴”

261 просмотр · 1 день назад
Garaad Sahan
5,01 тыс. подписчиков
261 просмотр · 1 день назад
🌿 WADADA ISHA UFEYN IYO GEEDKA BEEYADA | DHUL QANI AH OO YAAB LEH 🇸🇴 Muuqaalkan waxaan ku dhex maraynaa dhul qurux badan oo dabiici ah, anagoo soo booqanayna Wadada Isha Ufeyn iyo meelaha uu ka baxo Geedka Beeyada. 🌿🏔️ Waxaan idinla wadaagayaa muuqaalada dhulka, buuraha, dooxooyinka, dhirta iyo quruxda dabiiciga ah ee deegaanka, iyo sheekooyin ku saabsan nolosha iyo dhaqanka dadka deegaanka. Haddii aad jeceshahay safar, socod, taariikh, dhaqan iyo quruxda Soomaaliya, muuqaalkan ha ka boodin. ❤️🇸🇴 👍 Like saar 💬 Comment-ka fikirkaaga ku reeb 🔔 Subscribe samee si aadan u seegin safarrada xiga. #Somalia #IshaUfeyn #GeedkaBeeyada #GaraadSahan #SomaliTravel #Puntland #TravelSomalia