Riyada dabaasha qofkii arko asoo badda ku dabaalanayo ama webiga riyadaas fasirkeeda
Barta Aqoonta
0:00 / 0:00
Riyada dabaasha qofkii arko asoo badda ku dabaalanayo ama webiga riyadaas fasirkeeda
10 059 просмотров · 3 года назад
Barta Aqoonta
40,9 тыс. подписчиков
10 059 просмотров · 3 года назад
Riyada dabaasha qofkii arko asoo badda ku dabaalanayo ama webiga riyadaas fasirkeeda.
riyada dabaasha oo faahfaahsan ayaad halkan ka daawan kartaa qofkii arko asoo ku dabaalanayo bad ama webi ama tog biyo badan sidoo kale qofkii ku dabaalanaya meel aan biyo ahayn bariga, riyadaas oo faahfaahsan ayaad muuqaalkan ka daawan kartaa, dabaal waxa lagu fasiro marka lagu riyoodo kitaabka fasirka riyada ee loo tiiriyo ibnu siiriin wixii uu ku fasiray riyada badaasha, guud ahaan qofkii arko dabaal riyadaas waxa ay noqon karto, gabar haddii ay aragto iyadoo dabaalanayso riyadaas waa maxay riyada dabaasha bada ama wabiga? #fasirka #riyooyinka #fasirka_riyada #riyada_dabaasha