App-kan Bilaashka Ah Ayaa Kaa Caawinaya Inaad English Barato & Saaxiibo Cusub Hesho!
missxawa
0:00 / 0:00
App-kan Bilaashka Ah Ayaa Kaa Caawinaya Inaad English Barato & Saaxiibo Cusub Hesho!
64 195 просмотров · 3 месяца назад
missxawa
12,5 тыс. подписчиков
64 195 просмотров · 3 месяца назад
Hi everyone :)
Muuqaalkan waxaan idiinku sharxayaa app-ka Youbo iyo sida loo isticmaalo tallaabo tallaabo.
Waxaad ka baran doontaan:✅ Sida loo sameeyo account✅ Sida loo galo (Log In)✅ In app-ku bilaash yahay iyo in kale✅ Sida aad ula sheekaysan karto dad cusub✅ Sida aad ku baran karto luqadda Ingiriiska si fudud✅ Sida aad saaxiibo cusub uga samaysan karto dalal kala duwan
Haddii aad rabto inaad horumariso Ingiriisigaaga adigoo isla markaana la kulmaya dad cusub, Youbo waa app aad u fiican oo kaa caawin kara inaad taas gaadho si fudud oo xiiso leh.
Haddii muuqaalkani ku anfaco:👍 Like saar💬 Comment ku reeb fikirkaaga🔔 Subscribe dheh si aadan uga maqnaan muuqaalada cusub
Mahadsanidiin daawashada! ❤️
#dhirigalin #somali #yubo #learnenglish #toturial