Перейти к содержимому

SIDEEN KU XOOJIN KARNAA YAQIINTA ALLE? | Abwaanad Qalbi-hooyo | Subscribe

Abwaanad Qalbi Hooyo

0:00 / 0:00

SIDEEN KU XOOJIN KARNAA YAQIINTA ALLE? | Abwaanad Qalbi-hooyo | Subscribe

3 204 просмотра · 4 дн. назад
Abwaanad Qalbi Hooyo
11,3 тыс. подписчиков
3 204 просмотра · 4 дн. назад
Asc Qaar idinka mida ayaa iga codsaday inaan ka hadlo sida loo kobciyo yaqiinta Alle iyo sida qalbiga dhigo mid kalsooni dhaba ku qaba ilaahay intuu iga waafajiyey iyo dedaalkaygii gaabnaana muuqaalkaan ka daalacda. Alle wuxuu yiri: ﴿وَعَلَى اللَّهِ فَتَوَكَّلُوا إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ﴾ Alle uun talo saarta haddii aad mu’miniin tihiin. (Suuratul Maa’idah: 23) Nabigeena Muxammedna ﷺ wuxuu yiri: «احْفَظِ اللَّهَ يَحْفَظْكَ» Alle xuduudihiisa ilaali, isaguna wuu ku ilaalin doonaa. Waa Xadiis saxiix ah, waxaa wariyey Tirmidi. Yaqiintu waa inaad qalbigaaga ku aaminto ballanka Alle, xitaa marka duruufuhu kugu adagyihiin, Waa inaad ogaato in ducadaada Alle kaa dayacayn waayo ilaahay Waxba ma dayaco, waa inaad markasta aaminsanaato in Rabbigaagu ku arko, uu ku maqlo, uuna awood u leeyahay wax waliba. Muuqaalkan waxaan kaga hadli doonnaa sida yaqiinta loo xoojiyo, qalbigana loogu beero kalsooni dhab ah oo Alle lagu qabo xoojinta iimaankuna waa nimcad balaaran ee intaad nooshahayba ku dedaal. Asxaabta qaaligaa Kanaalka subscribe inoo saara, sii share gareeya, like-ta Iyo comment-gana nagu caawiya si aad dad badan u gaarno kadibna ay uga faa’iidaystaan khayrka waa Mahadsantihiin.