Kenya | Qof aan muwaadin ahayn dhul ma iibsan karaa ?
Suleiman Bukhari
0:00 / 0:00
Kenya | Qof aan muwaadin ahayn dhul ma iibsan karaa ?
191 просмотр · 4 нед. назад
Suleiman Bukhari
18,6 тыс. подписчиков
191 просмотр · 4 нед. назад
#Subscribe #Share #Comment #Like
/ @suleimanbukhari2024 =1
Qofka wata baasaboor ama sharci dal kale ah , kenya dhul maka iibsani karaa ?
Dhuulalka Kenya waxay u kala baxaan freehold iyo leasehold , maxaa loola jeedaa?
Sabarloogada dhulka( Titledeed) sideen isaga soo baari karaa ?
jawaabaha suaalahaasi ayaad kaga faaidaysanaysaa wareysigaan.
Fadlan share dheh muuqaalkaan si soomaali badan ay oga faaidaysato.
Youtube-kaan waxaan kuugu soo gudbiinaaya arimaha soomaalida, siyaasada , waxbarashada, iyo wareysiya xiisa badan.
Sheekooyin xiisa badan oo leh casharada muhiim ah laga barta ayaad ka heli doontaa Youtube-kayga.
Waxaan wareystaa dadka magaca iyo taariikhda ku dhex leh bulshadeena oo horumarka ka agaray noloshooda, si sheekooyinkooda looga faaidaysta.
Waxaan ahay wariye arimaha siyaasada kenya ku xeeldheer, sanada fara badana kusoo dhex jiray.
Waxaan ku takhasusay arimaha warbaahinta iyo xiriirka dadwaynaha ( Public Relations).