Перейти к содержимому

XOG SIRDOON!! YAA KHAARIJIYAY QADAAFI?

Geedi Show

0:00 / 0:00

XOG SIRDOON!! YAA KHAARIJIYAY QADAAFI?

44 399 просмотров · 3 мес. назад
Geedi Show
31,4 тыс. подписчиков
44 399 просмотров · 3 мес. назад
🔥 SIDEE KU DHAMAADAY XUKUNKII 42-KA SANO EE MUAMMAR AL-QADDAAFI? 20-kii Oktoobar 2011, dunidu waxay indhaheeda ku aragtay dhacdo beddeshay taariikhda Libya. Ninkii loo yaqaanay "Boqorka Afrika", ee dalka Libya xukumayay muddo ka badan 42 sano, ayaa maalin keliya isku arkay isagoo go'doonsan, la baadi-goobayo, kana cararaya geeri soo dhawaatay. Muuqaalkan waxaan ku falanqeynaynaa saacadihii ugu dambeeyay ee nolosha Muammar Al-Qaddaafi, sababta uu uga baxay caasimadda, sababta uu u diiday inuu u baxsado Algeria ama Niger, iyo sida uu ugu dambayn ugu dhacay gacanta kooxihii hubeysnaa ee raadinaayay. Yaa dhab ahaan dilay Qaddaafi? Ma wuxuu ahaa dagaalyahan Liibiyaan ah oo aargoosi doonayay? Mise waxaa jiray gacmo shisheeye iyo qorshe sirdoon oo qarsoonaa? Daawo sheekadan oo dhan si aad u ogaato xaqiiqooyinka, siraha, iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee horseeday dhammaadka mid ka mid ah hoggaamiyeyaashii ugu muranka badnaa Afrika. 👍 Haddii aad ka heshay muuqaalka, ha ilaawin Like, Share iyo Subscribe si aad ula socoto sheekooyinka taariikhiga ah, sirdoonka, iyo dhacdooyinka qarsoon ee dunida. #Qaddaafi #Libya #MuammarGaddafi #TaariikhdaLibya #Sirdoon #QarniJoog #Africa #Warbixin #Documentary #History #SomaliYouTube #Qisooyin #Siyaasad #MucammarQaddaafi #LibyanWar #Xaqiiqooyin #Dunida #Taariikh #SirtaDunida #GeeridaQaddaafi