Sheekada ninka sacuudiyaanka ah ee guursada gabarta shaqaalaha ka ahayd gurigiisa .
Suleiman Bukhari
0:00 / 0:00
Sheekada ninka sacuudiyaanka ah ee guursada gabarta shaqaalaha ka ahayd gurigiisa .
389 просмотров · 2 нед. назад
Suleiman Bukhari
18,6 тыс. подписчиков
389 просмотров · 2 нед. назад
#Subscribe #Share #Comment #Like
/ @suleimanbukhari2024 =1
Ninka sacuudiyaanka wuxuu guursaday gabartii shaqaalaha ka ahayd gurigiisa.
Gabarta waxay karisaa cunta macaan, caruurtiisa ayey daryeesha , nadaafada gurigana iyadaa masuul ka noqotay halka xaskiisa waqtigeeda uu noqday mar ay hurudo, mar ay wareeg ku maqantahay.
Adiga marada guriga jadaad ahaan lahayd maxaad samayni lahayd ?
Youtube-kaan waxaan kuugu soo gudbiinaaya arimaha soomaalida, siyaasada , waxbarashada, iyo wareysiya xiisa badan.
Sheekooyin xiisa badan oo leh casharada muhiim ah laga barta ayaad ka heli doontaa Youtube-kayga.
Waxaan wareystaa dadka magaca iyo taariikhda ku dhex leh bulshadeena oo horumarka ka agaray noloshooda, si sheekooyinkooda looga faaidaysta.
Waxaan ahay wariye arimaha siyaasada kenya ku xeeldheer, sanada fara badana kusoo dhex jiray.
Waxaan ku takhasusay arimaha warbaahinta iyo xiriirka dadwaynaha ( Public Relations).