Перейти к содержимому

Dr. Cali Shifo | Sidee uga Qayb Qaadan Kartaa Badbaadinta Qof Jugi (Trauma) Soo Gaadhay?| Podcast-ka

University of Hargeisa (Jaamacadda Hargeysa)

0:00 / 0:00

Dr. Cali Shifo | Sidee uga Qayb Qaadan Kartaa Badbaadinta Qof Jugi (Trauma) Soo Gaadhay?| Podcast-ka

831 просмотр · 2 месяца назад
University of Hargeisa (Jaamacadda Hargeysa)
2,05 тыс. подписчиков
831 просмотр · 2 месяца назад
🎙️ 𝐊𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭-𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 💊 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 – 𝐗𝐚𝐥𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 Xalqaddan saddexaad ee Barnaamijka Caafimaadka waxa ay diiradda saaraysaa mowduuc muhiim u ah badbaadinta nolosha: “Ilbidhiqsiyada Go’aamiya Nolol: Sidee uga Qayb Qaadan Kartaa Badbaadinta Qof Jugi (Trauma) Soo Gaadhay?” Martida barnaamijkan waa Dr. Cali Axmed Maxamuud (Shifo), oo ah dhakhtar qalliin oo leh waayo-aragnimo dheer, kana mid ah khubarada caafimaadka ee dalka. Barnaamijku waxa uu ka hadli doonaa fahamka jugaha (trauma), muhiimadda gargaarka degdegga ah (First Aid), xakamaynta dhiig-baxa, calaamadaha khatarta ah ee bukaanka, iyo doorka bulshada ee badbaadinta nolosha inta lagu jiro saacadda dahabiga ah. Barnaamijkan waxa daadahaynaya Cabdiqani Xiis Ismaaciil, oo ka mid ah ardayda Kulliyadda Dhakhtarnimada iyo Qalliinka ee Jaamacadda Hargeysa. 📍 #Podcast 📍 #JaamacaddaHargeysa 📍 #BarnaamijkaCaafimaadka 📍 #TraumaCare 📍 #FirstAid