Перейти к содержимому

Maxan ku arkay Degmada Warta Nabada? || Mogadishu City Vlog 2026

Daadir Space

0:00 / 0:00

Maxan ku arkay Degmada Warta Nabada? || Mogadishu City Vlog 2026

8 644 просмотра · 7 месяцев назад
Daadir Space
2,96 тыс. подписчиков
8 644 просмотра · 7 месяцев назад
Maxaan kusoo arkay Warta Nabada? (Mogadishu 2026) 🇸🇴 Kuso dhawaada muuqaal kale oo xiiso leh! Maanta waxaan idin geynayaa mid ka mid ah degmooyinka ugu quruxda badan uguna taariikhda weyn Muqdisho: Warta Nabada. Safarkayga maanta ee sanadka 2026, waxaan ku arkay isbadal aad u weyn oo dhanka bilicda iyo horumarka ah. Hadii aad tahay qof jecel inuu arko horumarka dalkeena ama aad joogto qurbaha (UK/US), muuqaalkan adigaa loogu talagalay. Fadlan Subscribe dheh si aad ula socoto safarada xiga ee Daadir Space. 🎓 IT ACADEMY (COMING SOON): Sida aad la socotaan, waxaan ahay bare jaamacadeed dhanka IT-ga. Waxaan dhawaan bilaabayaa Academy online ah oo aan dhalinyarada ku barayo xirfadaha tiknoolajiyadda. Haddii aad xiisaynayso, faallo (comment) iigu reeb! LET'S CONNECT #Mogadishu2026 #WartaNabada #Somalia #Muqdisho #DaadirSpace #TravelVlog #VisitSomalia #MamaFatumoTower