Перейти к содержимому

Qamadi Soomaaliya lagu beeray: Xalka gaajada 😮“How can these students find a solution to hunger?”

Dirshe Show

0:00 / 0:00

Qamadi Soomaaliya lagu beeray: Xalka gaajada 😮“How can these students find a solution to hunger?”

25 456 просмотров · 1 день назад
Dirshe Show
29,1 тыс. подписчиков
25 456 просмотров · 1 день назад
Barnaamijkan waa mid muhiim ah waxa uuna diiradda saarayaa Soomaaliya oo lagu tijaabinayo Qamadi, kaas oo noqon kara bilowga safar cusub oo wax ka badala gaajada dalka ka jirta. 4-Arday oo dhigta kulyadda beeraha ee jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa bilaabay inay dalka ku tijaabiyaan qamadi, iyagoo wada cilmi baaris rasmi ah oo ku aadan xilliga ay ku haboontahay in la beero Qamadidu. ENGLISH This is an important program focusing on a wheat trial being conducted in Somalia, a project that could mark the beginning of a new journey toward addressing the country’s ongoing food insecurity. Four students from the Faculty of Agriculture at Somali National University have begun testing wheat cultivation in Somalia. They are conducting formal research to determine the most suitable planting season for wheat in the country. #somalia #foodsecurity