Перейти к содержимому

Xaqiiqada Mashruuc $20,000 ah: Sirta Creative Agency-yada ee aan lala wadaagin dadka soomaliyeed.

ZitAcademy

0:00 / 0:00

Xaqiiqada Mashruuc $20,000 ah: Sirta Creative Agency-yada ee aan lala wadaagin dadka soomaliyeed.

5 053 просмотра · 4 месяца назад
ZitAcademy
46,6 тыс. подписчиков
5 053 просмотра · 4 месяца назад
The $20K Creative Agency Project Nobody Talks About Video-gan waxaan kaga hadlayaa sida ay Creative Agency-yadu u gaaraan project-yo waaweyn oo kumannaan dollar ah, iyo sababta businesses-ku lacag badan ugu bixiyaan Branding, Strategy, Marketing iyo Systems. Dad badan waxay moodaan in Creative Agency-gu yahay logo design ama social media posts keliya… Laakiin runtu way ka weyn tahay taas. Waxaan rabaa in dhalinyarada Soomaaliyeed fahmaan: skills-ka saxda ah, fikirka business-ka, iyo systems-ka wanaagsan inay kuu abuuri karaan fursado waaweyn. 🎥 Subscribe saar haddii aad rabto content dhab ah oo ku saabsan: • Branding • Creative Business • Digital Skills • Money Making Skills • Real Client Projects • Agency Growth #CreativeAgency #Branding #Business #ZitAcademy #DigitalSkills #Freelancing #SomaliBusiness