Safarkeygii Kismaayo | My tour to Kismaayo | @mhgurey Q:1aad
Mohamud Hassan
0:00 / 0:00
Safarkeygii Kismaayo | My tour to Kismaayo | @mhgurey Q:1aad
10 349 просмотров · 5 месяцев назад
Mohamud Hassan
1,56 тыс. подписчиков
10 349 просмотров · 5 месяцев назад
Safarkeyga Kismaayo waxa uu ibafur u yahay, dalxiis aan ku mari doono qeybo badan oo Jubbaland ka mid ah.
Kismaayo waa magaalo xeebeed taariikh fog ku leh, guud ahaan gayiga Soomaaliyeed, waana caasimadda 3aad ee dalkeena. Sidoo kale waxaa daanka kale ka mara webiga Jubba.
Anigu waa Mohamud Hassan, kuna magac dheer Gurey, badi halkaan waxaan ugu hadlaa arrimaha la xariira waxbarashada, ganacsiga iyo si guud arrimaha bulshada.
Ugu dambeyn qeybta hoose ee faalada inoogu reeb falcelintaada ku aaddan muuqaalkaan kooban.
Mahadsanidiin
#kismayo #jubbaland #somalia
#ganacsi #somalimotivation #ciyaalxamar