Kismaayo illaa Kooyame | Safarkii xiisaha badnaa | @mhgurey @GeediSahan Q: 3aad
Mohamud Hassan
0:00 / 0:00
Kismaayo illaa Kooyame | Safarkii xiisaha badnaa | @mhgurey @GeediSahan Q: 3aad
2 980 просмотров · 5 месяцев назад
Mohamud Hassan
1,56 тыс. подписчиков
2 980 просмотров · 5 месяцев назад
Muuqaalkaan waa midkii 3aad ee aan ka sameeyay Safar 4 maalin qaatay oo aan ku maray deeganada hoos taga Jubbaland qaasatan magaalo madaxdeeda Kismaayo.
Safarkaan waxa uu ka bilowday Kismaayo illaa Jasiiradda Kooyame.
Anigu waa Mohamud Hassan, kuna magac dheer Gurey, badi halkaan waxaan ugu hadlaa arrimaha la xariira waxbarashada, ganacsiga iyo si guud arrimaha bulshada.
Ugu dambeyn qeybta hoose ee faalada inoogu reeb falcelintaada ku aaddan muuqaalkaan kooban.
Mahadsanidiin
#travel #jubbaland #somalia