Перейти к содержимому

3 Buug Ee Qasab Tahay inuu Qof Kasta Oo Somaali Ah Aqriyo Kahor 2025

Nololsha Akhristaha

0:00 / 0:00

3 Buug Ee Qasab Tahay inuu Qof Kasta Oo Somaali Ah Aqriyo Kahor 2025

3 314 просмотров · 1 г. назад
Nololsha Akhristaha
5,42 тыс. подписчиков
3 314 просмотров · 1 г. назад
Muqaalkayna Maanta, waxaan u quusi doonaa 3 buug Ee Qasab Tahay inuu Qof Kasta Oo Somaali Ah Aqriyo Kahor 2025 waa Buugaag cajiib ah kuwaas oo bedeli kara habka aad u wajahdo Nololsha, Kor uqaadi doono wax soo sarkaaga, caadooyinka, iyo inaad guulo Badan Xaqiijiso Mustaqbalka dhow ama mustaqbalka fog kuwani maaha buugaag uun. Ee waa buugaag kaa caawin doona inaad diirada saarto, Wax Soo sarkaaga , iyo waxtarkaaga Hadii Aad Somalia Joogto ama Meel kaleba aduunka Ka Joogto, waxaan oganahay in nolosha ay tahay mid caqabado Badan, in la joogteyo wax soo saaarka ay u muuqan karto wax aan macquul ahayn. Laakiin buugaagtan? Waxay heleyihiin Waxa Aad u baahan tahay si aad uga gudubto caqabadahan oo aad u noqoto mid naftaada, qoyskaaga iyo Bulshadaada Wax Badan Kuso Kordhin Doonto. https://mailchi.mp/adaa9091cfbe/nololshaak... Raac link-ga kor Si Aad Noogu Soo Biirto Newsletters-kayna Oo Ugu yaraan 3 jeer kusoo dhici doona Todobaad Kasta 0:00-0:48 Hordhac 0:48-2:15 Buuga "Deep Work" 2:15-3:19 Buuga "Atomic Habits" 3:19-4:30 Buuga "Essentialism" 4:30-4:56 Dulmar 4:56-5:29 Gabo Gabo 5:29 Macluumadka Kanaalkan #afsomalia #isbadel #nololshaakhristaha #guul #hiigsi #hormar #ogaal_cusub #ogaansho #somaliyoutube