Qof walba dropshipping wuu bilaabi karaa, laakiin guusha waxay ku jirtaa xayeysiinta!
Somali Lifestyle
0:00 / 0:00
Qof walba dropshipping wuu bilaabi karaa, laakiin guusha waxay ku jirtaa xayeysiinta!
2 497 просмотров · 1 год назад
Somali Lifestyle
7,57 тыс. подписчиков
2 497 просмотров · 1 год назад
Ganacsiga online-ka waxaad bilaabi kartaa adigoo leh telfoon iyo hal fikrad, laakiin haddii aadan xayeysiin sameynin — cidna alaabtaada ma ogaaneyso. Muuqaalkan waxaan si cad kugu sharxayaa sababta ay xayeysiinta (TikTok Ads, Facebook Ads) muhiim u tahay marka aad bilaabayso dropshipping ama ganacsi online ah.
Waxaa kaloo kuu sheegaya:
✅ Khaladka ay dad badan galaan oo ah "organic traffic kaliya baa ku filan"
✅ Sida $5 xayeysiin ah uu kuu keeni karo $15 faa’iido malintii
✅ Tusaale cad: Xiaomi Car Tyre Inflator – kugu tusaayo videogan
✅ Talada ugu fiican ee bilaawga ah
✅ Sidee ku test-gareyso xayeysiin adigoon khasaaro badan gelin
Haddii aad rabto in ganacsigaaga online uu kobco — muuqaalkan daawo oo dhamestiro. Waa isbeddel maskaxeed + farsamo dhab ah.
💬 Su’aal ama caawin hadii aad rabto waad igu soo weydiin kartaa commentiga.
👉 Subscribe/Follow si aad u hesho casharro cusub!