Sidee Maskaxdaada u jeclaysiisaa Qabashada Howlaha adag?
Abdifatah Xuxuule
0:00 / 0:00
Sidee Maskaxdaada u jeclaysiisaa Qabashada Howlaha adag?
333 просмотра · 10 месяцев назад
Abdifatah Xuxuule
5,2 тыс. подписчиков
333 просмотра · 10 месяцев назад
Faahfaahin: Qabashada Howlaha adag waa kugu khasab hadii aad rabtid nolol heersare ah, hasayeeshee maskaxdeenu way necebtahay qabashada howlahaas.
Muuqaalkan waxaan uga halayaa haduu ilaahay idmo qaabka aad u toobari kartid maskaxdaada si ay qabashada howlaha adag ula qabsato una doorbido.
igu taageer Like hadaad Muuqaalka ka heshay, Channelkana subscribe.
Muuqaallo Laxiriira;
• Hab-fakirkan(Mindset-kan) Noloshaada ayuu ...
• Sidee Diiradda(Focus) wax usaartaa Aduunya...
• Dhibaatada Dhalinyarda Haysata | Maxaa Wax...
Chapters
[00:00] Hordhac
[00:37] Entropy
[02:51] Farsamada 1aad
[08:20] Farsamada 2aad
[10:43] Farsamada 3aad
📩Wixii Wada Shaqayn ama Xaysiin ah Fadlan Halkaan igala soo xiriir:
Cabdifataxbusiness@gmail.com
Soo booqo Barahayga Bulshada Kale ⬇️
Facebook / 1hpspwgfdw
Instagram https://www.instagram.com/abdifatahxu...
TikTok https://www.tiktok.com/@abdifatax_xux...
#howlahaadag #horumarintanafta #cfxuxuule