Перейти к содержимому

SIDEE KOR LOOGU QAADAA TESTOSTERONE? ( si dabiici ah oo fudud )

SEYDARUUS

0:00 / 0:00

SIDEE KOR LOOGU QAADAA TESTOSTERONE? ( si dabiici ah oo fudud )

9 129 просмотров · 2 г. назад
SEYDARUUS
3,35 тыс. подписчиков
9 129 просмотров · 2 г. назад
DHEECAANKA RAGANNIMO- Waa dheecaanka ugu muhiimsan dheecaannada ragga , waxa uu door muhiim ah ka qaataa , dhisidda murqaha , xilliga sariirta iyo qabashada howlaha adag . waxa uu masuul ka ayahay xaaldaha noloshaada , iyo falcelinnadaada , farxaddaada , firfircoonidaada , iyo reyreyntaada . hadaba sidee si dabiici ah ugu kordhin kartaa dheecaankaaga ragannimo ? dhameyso muuqaalkaan . igala soco : WEBSITE : http://seydaruus.net/blog INSTAGRAM : Instagram.com/seydaruus twitter : twitter.com/ceydaruuus fadlan subscribe , like , share - MAHADSANID.