10 ka Magaalo ee Ugu Waaweyn Soomaaliya
Abdullahi Yussuf Documentaries
0:00 / 0:00
10 ka Magaalo ee Ugu Waaweyn Soomaaliya
1 274 просмотра · 13 дней назад
Abdullahi Yussuf Documentaries
135 подписчиков
1 274 просмотра · 13 дней назад
Ma taqaannaa magaalooyinka ugu waaweyn Soomaaliya? Muuqaalkan waxaan ku soo bandhigaynaa 10-ka magaalo ee ugu waaweyn Soomaaliya, anagoo ka eegayna tirada dadka, muhiimadda magaalooyinka iyo doorkooda dhaqaale iyo bulsho.
Magaalooyinka aan ka hadlayno waxaa ka mid ah Muqdisho, Hargeysa, Kismaayo, Baydhabo, Boosaaso, Gaalkacyo, Burco, Beledweyne, Jowhar iyo Garoowe.
Haddii aad jeceshahay muuqaallada ku saabsan Soomaaliya, taariikhda, juqraafiyeedka iyo xaqiiqooyinka xiisaha leh, fadlan Subscribe, Like 👍 iyo Share.
📍 Soomaaliya 🇸🇴
🎥 Daawo ilaa dhammaadka si aad u ogaato magaalada kaalinta 1-aad!
#Somalia #Soomaaliya #SomaliCity#MagaalooyinkaSoomaaliya #SomaliHistory#Somalia #SomaliCities #Mogadishu #Hargeisa #Kismayo #SomaliFacts #SomaliaGeography #SomaliHistory #MagaalooyinkaSoomaaliya #AYDocumentariess
Mogadishu (Muqdisho)
Hargeisa (Hargeysa)
Kismayo (Kismaayo)
Baidoa (Baydhabo)
Bosaso (Boosaaso)
Galkayo (Gaalkacyo)
Burao (Burco)
Beledweyne
Jowhar (Jawhar)
Garowe (Garoowe)