Перейти к содержимому

Kinsi X Aadan | Heeso Macaan Oo Qaaci ah | Kaban |Top Somali Qaaci Songs |

Bandhigga Balwo

0:00 / 0:00

Kinsi X Aadan | Heeso Macaan Oo Qaaci ah | Kaban |Top Somali Qaaci Songs |

1 127 просмотров · 11 ч назад
Bandhigga Balwo
56,9 тыс. подписчиков
1 127 просмотров · 11 ч назад
Canjaladdan qaaciga ah waxa aad kaga bogan doontaa fannaanaddii weynayd ee Kinsi Xaaji Aadan oo ku luuqeynaysa heeseheeda kuwii ugu macaanaa oo qaaci ah. Kabanka macaan ee aad heesahan ku ladhan, ereyadooda iyo luuqda halaasiga ah ee Kinsiba waa ashqaraar. Run ahaantii waa canjalad qiimo aad u weyn u leh fanka Soomaalida iyo qof kastoo raba in uu wax ka ogaado muyuusigga qaaciga ah ee Soomaalida. Heesaha canjaladdan ama muuqaalkan ku duuban waxa ka mid ah: 00:00-00:10 Hordhac 00:11-03:34 Heesta: Xareedda Laguma Wacnaado 03:35-08:47 Heesta: Sida Curad Aan Socod Baran 08:48-17:10 Heesta Daruuraha Hillaaciyo Dab la Shiday Habeennimo 17:11-23:39 Heesta Allahayoow Dhib Badanaa Qof ka Tegay Dhulkiisa 23:40-31:23 Heesta Qaddar Dhacay Quraaniyo Wadaad 31:24-40:30 Heesta Nafba Waa Ayaankeed 40:31-45:00 Heesta Yufle (Yufloo Qabaw) 45:00-53:32 Heesta Adkaysan Waayoo Ayaan ma Seexdoo 53:33-1:01:48 Heesta Fallaadhaha Jacaylka (Intuu Firidhka Caashaqu igu Faafo Dhuuxyada)