Tafsiirka Suuratul Baqarah Aayadaha 30–46 | Casharka 7aad | Sheekh Cabduqaadir Cadde
Zaadka Muslimka
0:00 / 0:00
Tafsiirka Suuratul Baqarah Aayadaha 30–46 | Casharka 7aad | Sheekh Cabduqaadir Cadde
33 просмотра · 3 недели назад
Zaadka Muslimka
36 подписчиков
33 просмотра · 3 недели назад
Tafsiirka Qur’aanka Kariimka – Casharka 7aad
Casharkan waxaan ku soo gudbinaynaa tafsiirka Suuratul Baqarah, Aayadaha 30 ilaa 46.
Sheekh: Cabduqaadir Cadde
Kitaabka: Tafsiirka Qur’aanka Kariimka
Suuradda: Al-Baqarah
Aayadaha: 30–46
Casharka: 7aad
Casharkan wuxuu ka mid yahay taxanaha Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, waxaana si tartiib ah loogu faaqidayaa macnaha iyo fahamka aayadaha Qur’aanka Kariimka.
Haddii aad ka faa’iidaysatay casharkan:
Like saar
Subscribe saar kanaalka زاد المسلم — Zaadka Muslimka
La wadaag dadka kale si ay iyaguna uga faa’iidaystaan.
زاد المسلم — Zaadka Muslimka
Casharro Diini ah iyo Tafsiirka Qur’aanka Kariimka.