Перейти к содержимому

Wada Sheekaysi Masri (Booqashada Dhakhtarka) |Baro Lahjada Masarida 🇪🇬 si Fudud

Isnino

0:00 / 0:00

Wada Sheekaysi Masri (Booqashada Dhakhtarka) |Baro Lahjada Masarida 🇪🇬 si Fudud

551 просмотр · 11 месяцев назад
Isnino
4,33 тыс. подписчиков
551 просмотр · 11 месяцев назад
Baro sida loo isticmaalo lahjadda Carabiga ee Masriga adiga oo daawanaya wada-sheekaysigan macaan! Fiidiyowgani wuxuu ku saabsan yahay Booqashada Dhakhtarka (Wada Sheekaysi Masri ah), laga bilaabo guriga ilaa isbitaalka. Fiidiyowgan waxaad ku baranaysaa jumladaha ugu muhiimsan iyo ereyada la isticmaalo marka aad xanuunsato oo aad u baahato inaad la hadasho dhakhtar carruur ama dhakhtar guud (Baaṭina). 💡 Ku habboon: dadka raba inay bartaan carabiga Masri ah. ➡️ Ha ilaawin inaad Subscribe ku sameyso oo aad riixdo digniinta (🔔) si aad u hesho casharro cusub toddobaad kasta! #LahjaddaMasriga #AfCarabi #WadaSheekaysi #ISNINO #CasharkaCarabiga #isninocarabi #BooqashadaDhakhtarka #Carabi