Перейти к содержимому

Sidee Hal shay Khabiir ugu noqonkartaa: Mastery by Robert Greene

Halbeeg Podcast

0:00 / 0:00

Sidee Hal shay Khabiir ugu noqonkartaa: Mastery by Robert Greene

1 704 просмотра · 4 дня назад
Halbeeg Podcast
16,7 тыс. подписчиков
1 704 просмотра · 4 дня назад
Robert Greene buuggiisa Mastery waxa uu inagula wadaagayaa “ sida qofku ugu gudbi karo heerka xirfad-yaqaannimo (mastery) isagoo dhisanaaya xirfad qoto dheer, waayo-aragnimo, dadaal iyo faham uu ku dhiso awood gaar ah. Robert Greene wuxuu ku doodaa in dadka heerka sare gaadhaa aanay inta badan ku dhalan karti mucjiso ah oo caawisa, laakiinse ay leeyihiin hab ay muddo dheer ugu shaqeeysankaraan xirfaddooda, iyagoo si tartiib ah u dhisaaya aqoontooda, waayo-aragnimmadooda iyo awood ay ku arkaan waxyaabo aanay dadka kale arkin. 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐇𝐀𝐋𝐁𝐄𝐄𝐆 𝐏𝐎𝐃𝐂𝐀𝐒𝐓 Halbeeg Podcast waa madal aqooneed oo diiradda saarta horumarinta nafta, xirfadaha nolosha, buugaagta, waxbarashada, ganacsiga iyo maaliyadda. 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐢𝐧𝐚𝐚 📚 Falanqaynta iyo soo koobidda buugaagta 🧠 Horumarinta nafta iyo is-fahamka 🎯 Xirfadaha nolosha iyo shaqada 💼 Ganacsiga iyo xirfadaha shaqo 💰 Aqoonta iyo maaraynta maaliyadda 🎓 Waxbarasho iyo fikrado wax-ku-ool ah Ujeeddadeennu waa inaan kuu soo gudbinno aqoon la fahmi karo, fikrado wax-ku-ool ah iyo casharro noloshaada iyo shaqadaada wax ka beddeli kara. 𝐍𝐀𝐆𝐀𝐋𝐀 𝐒𝐎𝐂𝐎𝐒𝐇𝐎 ▶️ YouTube: @Halbeegpodcast 📘 Facebook:   / osmani.4000   📲 Telegram: https://t.me/Halbeegpodcast 📸 Instagram: @halbeegpodcast_1 💼 LinkedIn: Muse Mohamed 📢 𝐊𝐔 𝐒𝐎𝐎 𝐁𝐈𝐈𝐑 𝐇𝐀𝐋𝐁𝐄𝐄𝐆 𝐏𝐎𝐃𝐂𝐀𝐒𝐓 Subscribe saar kanaalka, muuqaalka la wadaag asxaabtaada, kana qayb qaado dhisidda bulsho aqoon iyo horumar jecel. Haddii aad u baahan tahay 𝐭𝐚𝐥𝐨 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢, 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐞, 𝐚𝐦𝐚 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐱𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝, nala soo xidhiidh: 📞 Tel: +252-634271931 📧 Email: Mciro112@gmail.com